|

Tartankii u Horeeyay ee Qur’aanka Kariimka ah ee Xukuumadu Soo Qaban qaabiso {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa maanta si rasmi ah u furay Tartankii Qur’aanka Kariimka ah oo Markii u horaysay ay Xukuumada Somaliland soo qaban qaabisay,Isla markaana ka furmay Xarunta Masjidka Cali Mataan.

Tartankan Waxaa uu Socon doonaa Mudo Sadex Cisho ah iyadoo abaal marino gaadiid iyo qalab kale la gudoosiin doono Ardayda ku Guulaysata .

Madashii Furitaanka Tartankan Waxaa ka hadlay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta iyo Culimada kale ee la soo agaasintay Habsami u Socodka Tartankan.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/TartankiiQuraanka(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed