|

“Idaacado Kootara baan ah Maanu Samaysan,Baabuurna Kurta Kamaanaan Jarin” Weedhihii Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.July {SDN} Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Sadexdii Sanno ee Xukuumada Siilaanyo ay Talada haysay ay tahay Tii uu Ugu Werwerka Badnaa ee Soo Mara .

Gudoomiyuhu waxa uu Tilmaamay In Xisbiga Kulmiye aanu dalka Xukumin laakiinse ay Taladu Gacanta ugu Jirto Koox Gaar ah,Mudane Faysal Waxa uu Sheegay in Xisbiyada Mucaaridku aanay Samaysan Idaacad Kootara baan ah Sida Horyaashii Kulmiye isagoo Intaas ku daray inaanay Baabuur Kurta Goyn oo Qoryo saarin waxaanu Soo dhaweeyay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FaysalMidow(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed