Xukumadda Somaliya oo Beenisay in Hawadda somalidda Laga Maamuli doono Hargeysa … Halkan Ka Dhagayso
Mugdisho(SDN-july 24 ) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliya Mudane Cabdilaahi Ciilmooge Xirsi oo Maalintii Shalay Khudbad u Jeediyay Mudanayaasha Baarlamaanka somaliya ayaa sheegay in aanay Waxba Ka Jirin Wararka sheegaya inay Xukumadda somaliya ay Wareejisay Maamulka hawadda Soomalidda Waxanna uu sheegay inay Hayadda Maamulka Hawadda oo ay xukumaddu Abuuri doonto Lagu Wareejin doono Taasi oo Xarunteedu Noqon Doonto Magaaladda Mugdisho
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/wp-content/uploads/2013/07/Ciilmooge.mp3″]
Halkan Ka dhagayso Hadalka Wasiirka Warfaafinta Somaliya oo Arrintani Ka Hadlaya