“Waxaanu Maanta Soo Kordhinay Gaadiidka Booliska ee 999” Wasiir Warancade {DHAGAYSO}
Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka wasarada arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamad Waran Cade ayaa waxaa uu maanta ku wareejiyay taliyaha ciidamada booliska soaliland Toban gaadhi oo noocoodu yahay gawaadhida gargaarka dagdaga ah .
Gaadiidkan ayaa Tusaale u Noqonaya Waxqabadka looga bartay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade Waxaanu Hadalo dardaaran ah u Jeediyay Ciiddamada Booliska iyo Dadweynaha oo uu ka dalbaday Inay Wada Shaqayn Buuxda dhex Marto.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/baabuur23.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com