|

Afhayeenka Xisbiga CDU xubina ka aha Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN”Rajedu aad bey u yartahay,waxaanse eegeeynaa waxa ka suurtagala wadahadalada”

Toronto July 08,2013(SDN)-Afhayeenka Xisbiga CDU Maxamed Axmed Yusuf Rabaash ayaa nooga waramay wadahadalada maanta Jabuuti uga furmaya Xukuumada dalkaas iyo dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN.

Maxamed Rabaash ayaa hore u ahaa xildhibaan ka tirsan Gollaha Degaanka Jabuuti iminkana waxa uu ku sugan yahay magaalada Toronto ee dalka Canada.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/rabaash.MP3″]

HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU DHEGEYSATO

SDN-Toronto
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed