|

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Ka Waramay Waxqabadkoodii {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.June (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland C.samad Cumar Maal ayaa Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa waxa uu kaga waramay Waxyaabihii Wasaarada Arrimaha Gudaha u Hirgalay Mudadii uu Xilkeeda hayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur .

Agaasimaha Guud waxa uu Xusay Mashaariic kala duwan oo Wasaaradu Hirgalisay waxaa kale oo uu Tilmaan ka bixiyay Xidhiidhka Shaqo ee ay la Leeyihiin Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/agaasimahagud29.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed