|

Hadhuubkii loo Culay Lixdankii Hungaa laga Qaaday Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.June (SDN) Hadii fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Kuluc ayaamihii Farxada Gobonimo iyo is raacii Somaliland iyo Somalia uu Hees ku lahaa  “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Aan Maalno Hasheena Maandeeq”.

Xaqiiqdii Waxay Sax ku ahaan lahayd “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Gujaa Lagu Maalay Maandeeq”

Somaliland waxay ahayd dalkii ugu horreeyey ee Somaliyeed oo gobonimada qaatay 26kii June, 1960,ummadda Somalilandna waxay ahayd dadkii ugu horreeyey ee kaga dhabeeya hirgelinta Aragtida Somaliweyn markii ay 1dii July 1960 la midoobeen Koonfurta (Somalia) lana baxeen Jamhuuriyadda Somalia.

Barnaamijkan Gaarka ah Waxaa Soo diyaariyay Soona Gudbinaya Weriyahayaga Yuusuf Maxamed Ismaaciil.

 
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XORNIMADIIJUNE.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed