“Madaxwaynahana dhawr jeer ayay la kulmeen Xildhibaanada Guurtida iyo Wakiilada ee Gobolada Awdal iyo Salal” Gudoomiye ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.(SDN) Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inaan Gobolka Awdal ee uu ka soo jeedo Saami qaybsigii uu xaqa ugu lahaa Somaliland aanu ka helin intii xukumada hadda talada haysaa jirtay.
Waxaa kale oo uu Mudane Seed ka hadlay Dilalkii ka dhacay Deegaanka Degmada Xariirad oo uu Xusay in Xukuumada talada haysaa ay ka Gaabisay Xal u helida Qadiyadan.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AXMEDMUMIN24.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com