|

Dad laga Qabqabtay Huteelada Beledweyn iyo Taliyaha Booliska ee Beledweyn oo ka hadlay {DHAGAYSO}

Beled Weyn 23 June (SDN) Mas’uuliyiinta amniga ee magaalada Beledweyne ayaa sheegay inay ku qabqabteen dad badan hawlgal ay saaka ka sameeyeen hoteellada magaaladaas.

Booliiska ayaa sheegay in ay maamullada hoteellada magaaladu ay iska dhego-tireen amar horey loo siiyey oo ahaa inay soo gudbiyaan martida hoteelk ku Soo Korodh.

Col. Cali Dhuux Cabdi Mahad Alla taliyaha saldhiga booliiska magaalada Baladweyne oo warbaahinta la hadllay ayaa sheegay in ay dadka ay soo xir xireen isugu jiri karaan sida uu hadalka u dhigay dad aan wax danbi ah laheyn iyo kuwa kala oo ku howlanaa falal amaanka ka dhan ah sidaa daraadeed baaritaan lagu sameyn doono.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Beledweyn23.mp3″]

Beled Weyn SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed