|

Laanta Xisbiga Ucid ee Uk oo Canbaaraysay Xayiraada Weli Saaran Wargayska Hubaal

London 22.June (SDN) Shir ay isku yimadeen  Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk   ayaa waxay Canbareyeen  xariga loo geestay wargaysaka Hubaal oo in  mudo  ah u xidhan  xukumada Somaliland ,waxana ay ugu baqeen in   Madaxweynaha Somaliland    sidda ugu dhakhsaha badan uu Xayiraada uga qaado wargeyska Hubaal,

 

waxanay   ku booriyey in wakhtigii uu mucaaridka ahaa Xisbiga Kulmiye   uu mar walba uu odhan jiray saxaafadu waa Xor ee  yaan  la xirin saxafada iyo in an loo gaysan dhibaatoyin waxa kale oo ay  kula dardarmay in aan saxafada aan la caburin , gabagabadii Kulankan ayaa waxa ay xubnaha xisbiga ay fariin u direen dhalinyarada reer Somalilland in ay ka fogadaan Qabyalada iyo Tahriibta oo maanta wadanka ku sii badanaysa

 

iyaga oo ugu baqay in dalkooda aminaan iyada oo la filayo in isbadal siyaasadeed u ka dhalan dono wadanka tageeradoodana la garab tagnadaan Xisbiga Ucid.

London SDN

Qurbejoog.com

 

 

Comments are closed