|

DAAWO:Wareysi lala Yeeshay Guddoomiye Ku-xigeenka Iftiimin Md Sakariye Maxamed Isticmaar

Garoowe June 22,2013(SDN)-Urur Siyaasadeedka Iftiimin ee ka dhisan maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa Guddoomiye Ku-Xigeenkiisa Sakariye Maxamed Isticmaar ayaa TVga Somali Channel uga waramay waxa Iftiimin u taagan yahay.

Md Sakariye ayaa ka waramaya doorka Qurbejooga iyo hirgelinta nidaamka Federaalka,DAAWO

Comments are closed