DAAWO:Boobka la boobayo hantiga Soomaalida oo si xiigan uga socota South Africa
Cape town June 21,2013(SDN)-Meheradaha Soomaalidu ku leedahay dalka Koonfur Africa ayaa waxa lagu hayaa boob aan noociisa hore loo arag maalmihii u danbeeyay.
Hore Soomaalida ayaa loogu leyn jiray dalka Konfur Africa iminkana xaalku waa hantidooda oo boobkeeda la baneystay lana caadeystay.
Booliiska iyo ciidamada Amaanka ee dalka Konfur Africa ayaa la arkayay iyaga oo laalush ka qaadanaya isla markaana daawanaya fal denbiyeedyada,DAAWO