Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Uk Mudane C/llaahi Cumar Xuseen (Shaqale) oo Canbareyey xayirada Xukumada Siillanyo Saartay Wargeyska hubaal
London 21Jun13 (SDN) Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Uk C/llahi Cumara Xuseen (Shaqale) ayaa waxa uu Canberyey xariga loo geestay wargaysaka Hubaal ee mudo u xidhna xukumada Somaliland ,waxana uu Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu sidda ugu dhakhsaha badan uu Xayiraada uga qaado wargeyska Hubaal, waxana uu ku booriyey in wakhtigii uu mucaaridka ahaa Xisbiga Kulmiye uu mar walba uu odhan jiray saxaafadu waa Xor ee yaan la xirin saxafada iyo in an loo gaysan dhibaatoyin waxa kale oo kale oo kula dardarmay Ciyaaraha Gobolada ee Bari la soo gaba gabanayo in ay ku dhamaato jawi cafiimaad qaba.
qurbejooog.com
Uk London