“Waxaan leeyahay 20-ka Hubaal ka shaqeeya yaan lagu darin kuwa dalka ka qaxaya ee ka Tahriibaya” Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}
Hargaysa 20.June (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, oo ka mid ahaa afar siyaasi oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa Madaxwaynaha Somaliland ka codsaday in xayiraada laga qaado Wargeyska Hubaal oo dhawaan Maxkamada Gobolka Hargeysa xayirtay.
Boobe Yuusuf Ducaale, waxa uu sheegay in xadhiga Wargeyska Hubaal ahayn sharafta iyo milgaha Madaxwayne Siilaanyo, sidaa daraadeedna loo baahan yahay in xayiraada laga qaado Wargeyskaasi.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BoobeYusuf(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com