|

Xeer Ilaalinta Hargeysa oo Hubaal ku soo oogtay danbiyo

Hargeysa June 19,2013(SDN)-Xeer ilaalinta guud ee Gobolka Hargeysa ayaa maanta shaacisay dacwado ay ku soo oogtay laba masuul oo ka tirsan Jariirada maalin laha ah ee Hubaal.

Jariirada oo hore weerar iyo xanibaad la isugu daray ayaa haatana dacwad lagu soo oogay Gudoomiahaeeda iyo tafatireheeda.

Guddoomiye Maxamed Axmed Jaamac iyo Tafatire Xasan Xuseen Cabdilaahi ayaa lagu soo oogay denbiyadakala ah Abuur warar beena iyo Sumcad dil,AKHRI EEDAHA OO DHAMEYSTIRAN;

Comments are closed