Afhayeenka Madaxtooyada oo ka waramay qodobadii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti ka socday Yemen ay ka wada hadleen {DHAGAYSO}
Hargaysa 08.June (SDN) Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixyay Kulan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Yeman oo iskugu jiray Ganacsato iyo xubno ka mid xukuumadda dalka Yeman.
Afhayeenka Madaxtooyadu Waxa uu Sheegay in Weftigani Ujeedada Socdaalkoodu ay la Xidhiidho u Kuurgalida Mashaariic Maalgashi oo ay damacsan yihiin inay ka fuliyaan Somaliland Waxaanu Xusay in Madaxweyne Siilaanyo uu u bandhigay Fursadaha Maalgashi ee Somaliland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AFHAYEEN8.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com