|

DAAWO Wasiirka Dib u Denjita Somaliland oo ka warbixinaya Safar uu Jabuuti ku tagay isla Markaana Beeninaya in uu iscasilayo

May 13,2013(SDN)-Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Md Saleebaan Xaglotoosiya ayaa mar uu safar uu Jabuuti dhawaan ku tegay ka soo noqday waxa uu Saxaafada uga waramay safarkaasi waxa uu daaranaa.

Sidoo Kale Wasiir Xaglotoosiye waxa uu ka jawaabay hadalo saxaafadu ay beryahan daabaceysay oo lagu sheegay in uu xilka iska casilay ka dib xurguf siyaasadeed oo u dhexeysa isaga iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

 

Comments are closed