Gudoomiye ku xigeenkii Xisbiga Wadani ee Uk Maxamed Yusuf Shaxaari oo iska casilay Xilkii uu u hayey Xisbiga
London 13/5/2013(SDN)Gudoomiye ku Xigeenkii i Xisbiga Wadani ee Uk Maxamed Yusuf Shaxaari oo iska Casilay xilkii uu u hayey xisbiga Wadani isaga oo khilaaf soo kala dhex galay Xubnaha Uk, xubno ka tirsan xisbiga wadani oo aan magacooda sheegin lana soo xiriiray shabakada qurbejoog.com ayaa shegay in dhamaan xubnahii uk ee ka soo jeeday Gobalka Maroodi jeex ay xilkii ay u hayeen Xisbiga Wadani ay iska casileen markii ay ka tirsadeen cadalo daro xisbiga gudahiisa taas oo gudoomiyaha xisbiga Wadani anu wax jawaaba u keeni waxa kale oo la filaya in Gudoomiyahii Ababulka Garabka Haweenka iyo xubno kale ay dhawaan u gudbiyeen gudoomiyaha Xisbiga inay is casalineen . ilaa hada wax jawaaba oo ay ka bixiyeen Xisbiga wadani burburka laamaha Uk ma jiro.
Qurbejoog.com