|

Sawirka Maanta iyo Amiir Caamir Siduu u fasiray Kulankii Madaxweyne Xasan Sh.& Faysal Cali Waraabe {Daawo}

Hargaysa 12.May (SDN)  Farshaxanka Amiir Caamir ayaa Sawir Gacmeed ku Muujiyay Kulankii dhex maray Madaxweynaha Somalia Xasan Sh.Maxamud iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Engineer Faysal Cali Waraabe kaas oo uu ka dhigay Mid uu Gudoomiyuhu kaga dalbanayo Wasiirka Arrimaha Dibada ahna Ra’isal Wasaare ku xigeenku inay Madaxweynaha u sheegto inuu ku daalay faysal Xisbiga Ucid isla markaana dalbanayo inuu ka mid noqdo Xukuumadiisa.

 

 

 

 

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed