|

Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo dood ka Yeeshay Qodobada Ajandahooda {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.April (SDN) Mudanayaaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta dood adag Waxa ay ka Yeesheen Qodobada uu ka kooban yahay Kalfadhigoodan Maalintii Shalay u furmay.

Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax .

Halkan ka Dhagayso Nuxurka iyo Abaarta Mudanayaashu ay ku eegeen Doodan.

Halkan Guji Si aad uga Bogato Doodan

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DoodWakiilo22(1).mp3″]

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed