Wiilkii Videogiisa laga been abuurtay Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey:Waan ka soo horjeeda Al Shabaab iyo Wahaabiyiinta Sucuudiga,Weligeeyna Ka qeybqaadaan maayo isqarxin(DHEGEYSO)
Penselvania April 18,2013(SDN)-Wiil dhawaan Video uu u duubay hooyadii looga been abuurtay oo la shaaciyay in uu ka mid ahaa dhalinyaro dhawaan weeraray Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku wejahan Al Shabaab iyo xagjiriinta Sacuudiga.
Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey ayaa sidoo lake ka waramay in aanu ebid isaga iyo qoyskiisa iyo degaanka uu ka soo jeedaba aanu u oglaan doonin in ay ka qeybqaataan ismiidaamin iyo falalka sheydaan ee Shabaabka.
Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey ayaa sheegay in uu ku dhashay magaalada Hargeysa sanadii 1986dii dibna aanu halkaa ugu noqon.
HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA IBRAHIM IBNU ABAS AL-HADEREY
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ibrahim.MP3″]