|

Maxamed Haaruun oo wacdaro ka dhigay Barnaamijka Dareenka Shacabka ee HCTV(DAAWO)

London April 17,2013(SDN)-Akhristeyaal waxaanu halkan idiinku soo bandhigeynaa Barnaamika Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo ka baxa HCTV,waxaana ka qeyb galaya Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin kala ah Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi,Safiir Abdirashiid Seed,Maxamed Ibrahim oo Xaqsoor ka tirsan iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Gentelman.

Barnaamijka todobaadkan waxa diirada lagu saaray xasuuqii Muqdisho ka dhacay iyo Heshiiskii Turkiga ku dhexmaray Soomaaliland iyo Soomaaliya.

Comments are closed