|

Wasiirka Warfaafinta oo dhagax dhigay Dhsimayaal Cusub oo Telefishanka Qaranku yeelanayo

Hargaysa 28March (SDN) Wasiiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi Galinta , Md. Abiib Diiriye Nuur ayaa Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha istuudyaw Cusub oo uu Yeelanayo Talavishanka Qaranka Somaliland.

 

Wasiirka Warfaafinta  oo Munaasibada Dhagax Dhigaasi ka Hadlay ayaa Sheegay in Dhismaha Istuudyahan oo ay Hirgalinayso Wasaarada Warfaafintu, uu Wax Weyn ka tari Doono Hawl so adeega Televishanka Qaranku u hayo Bulshada,Waxa  isna munaasabadaas   ka  Hadlay Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka md.,Khadar Cali Gaas,oo  ka warbixiyay doorka studyahan cusubi ka qaadan doono wax soosaarka kala duwan ee Telefishanka Qaranka.

 

Munaasibadan ayaa Waxaa ka Qayb Galay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Agaasimaha Waaxda Farsamada Md. Axmed saleebaan,Masuuliyiin Iyo Hawl Wadeeno  kale  oo wasaarada  ka tirsan.

Hargaysa SDN,

qurbejoog@gmail.com

 

 

Comments are closed