|

Cabdi Muxumad Jaamac oo ka mida aqoonyahanka reer Somaliland ee ku nool Britain oo ka waramay Mustaqbalka Somaliland(DHEGEYSO)

London Mar 22,2013(SDN)-Cabdi Muxumad Jaamac oo ka mida aqoonyahanka reer Somaliland ee ku nool dalka Britain ayaa wareysi dheer oo aanu dhawaan la yeelanay waxa uu uga waramay arrimo ay ka mid yihiin marxaladihii kala duwanaa ay Somaliland Soo martay.

Cabdi waxa kale oo uu ka warbixiyay caqabadaha hortaagan aqoonsi ay hesho Somaliland iyo sidii qadiyada Somaliland looga yeelan lahaa wadaxaajood balaaran.

HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA CABDI MUXUMAD JAAMAC QEYTIISII 1AAD

Wareysiga qeybtiisan labaad waxa uu Cabdi Muxumad ka waramayaa arrimo ay ka mid yihiin Aqoonsi Mareykanku dhawaan siiyay dawlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey oo cunaqabateyntii hubka ka dabcisaya Soomaaliya iyo sida ay Somaliland u saameyn karaan.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cabdi2.MP3″]

 

 

Comments are closed