Hambalyo Meherka Agaasime Guud Xasan Cabdi Madar iyo marwadiisa Xamda Maxamed Xasan
- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan
- wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
- Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale
- Wasiirka w/Dhalinyarta, Cayaaraha iyo Dalxiiska, Cali Siciid Raygal
- wasiirka W/kaluumaysiga JSL, Cabdilaahi Jaamac cismaan (Geeljire)
- Agaasimaha Guud ee W/Kaluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case)
- Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul
- Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL. Gen. Faysal Kaamil Ciise
- Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne, Md. Cali Axmed Cali
- Xog-haynta Labaad ee Madaxweynaha Ifraax Aadan Cismaan
- Xog-hayaha Saddexaad ee Madaxweynaha Md. Maxamed Warsame Xasan
- 12. Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL, Md. Cali Xuseen Nuur
- Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
- Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
- La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Amaal Xaaji Axmed Miisaan
- La Taliyaha Arrimaha Xisbiyada iyo hay’adda, Maxamed Muuse Abees
- Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
- Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Md. Abshir Xasan Xaashi
- Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha, Md. Bashiir Cabdi Xariir iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland.
waxay Hambalyo Meher u dirayaan XASAN CABDI MADAR iyo XAMDA MAXAMED XASAN oo Meherkoodu ka dhacay Maanta oo tariikhdu tahay 18/03/2013 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.
Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo deg-dego ee ubad khayr-qaba kala hela
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN