|

Gudoomiye Xasan Cise:Inaanu Maxkamad dibedda ka furano Xukuumadaa nagu khasabtay(DHEGEYSO)

Hargeysa Mar 17,2013(SDN)-Gudoomiyaha Ururkii Xaqsoor ee ku haray tartankii ururada siyaasada Somaliland Md Xasan Ciise ayaa manata  shir jaraaid oo uu Hargeysa ku qabtay uga hadlay wadahadal u socda ururkoodii iyo xukuumada Somaliland.

Guddoomiyuhu waxa kale oo uu ka hadlay dacwado ay ka furteen maxkamado dalka dibediisa ku yaal ka dib kolkii ay cadaalad dalka ka waayeen.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XAQSOOR1.mp3″]

Comments are closed