Wafti uu hogaaminayo madaxweynaha somaliya oo ay ku weheliyaan wasiirka arimaha dibada ahna raysal wasaare ku xigeenka + wasiirka arimaha gudaha + wasiirka gaashan dhiga iyo madal kulmisay Somali weyn +casho shafaf ay uu samaysay amina xirsi mooge
KampalaSDN) Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha somaliya oo ay ku wehelinayaan wasiirka arimaha dibada fosiya xaji yusuf iyo wasiirka gashaan dhiga iyo wasiirka arimaha gudaha ,ayaa waxa casho sharaf aad lo soo agaasimay waxa waftigan uu samayey marwo amina xirsi mooge oo ah muwadinad ka soo jeeda Somaliland ahna ganacsatada somalida ajanibka kuwooda ugu tunka weyn aadna looga qadariyo dalalka east Africa ayaa waxay uu samaysay casho sharaf madaxweynaha wasiirada uu hogaminayey iyo dhamaan jaliyada somalida ee ku dhaqan dalka ugandha caasimadiisa kampala.
Hadabo xafladan oo ugu horeyn lagu furay quraanka kariimka ah ayaa waxa ugu horeyn halka ka hadlay abdilaahi guhaad oo ku hadlayey afka marwo amina xirsi iyo afka ganacsatada ayaa waxa hadaladiisa ka mid ahaa waxaanu idinka mahad naqayna madaxweyne adiga iyo waftigaaga aad hogaminaysid ka soo qayb galka aad nagala so qayb gashen casho sharftan ama macsuumadan ay idin samaysay marwo aamina xirsi mooge oo ah haweenay aad looga qadariyo dalalka east Africa .
Waxaa kale oo hadalkiisa ka mid ahaa mudane madaxweyne waxaan gaar haan ka codsanayna hadaanu nahay somalida ku dhaqan wadamada ugandha,Kenya ,tansania ,Rwanda ,sudan,juba,inay somalida ilaaliyan oo uu fududeeyan waxyaabo badan anad kala hadasho madaxda dhigaag ah ayuu hadalkiisa ku soo afmeeray abdilaahi guhaad.
Waxaana halka ka haday safiirka somaliya uu fadhiya dalka ugandha oo isna sheegay inay cawa aan hadal badani halkan uga furnayn ee ay tahya inuu ku soo wareejiyo madaxda uu madaxweynu ka mid yahay ee halkan ku sugan micro phonka .
Waxaana hadalka la wareegay wasiir amiina oo ka mid ahayd wasiiradi xukumaadi sheikh sharif Dr aamina oo aad ula dardaarantay madaxweynaha mahad aad uu weyna jeedisay madaxweynaha iyo xukumadiisa inaanay noqon qaar si dag dag ah wax uu saxeexa ee ay noqdaan qar umadoda wax weyn uu tara.
Waxa inta ka dib hadalka la wareegtay wasiirka arimaha dibada marwo fosiya xaji aadan qabile ,iyado halka ka jeedisay qudban dhinacyo badan tabanaysay iyado ay hadaladeeda ka mid ahaayen dalka somaiya waxa weeye dal aan dhaqaale buuran lahayn una bahaan in si weyn loo dhiso oo ay uu bahaan yihiin in la maal gashado,waxaany ka wasiir ahaan cadaysay inay dadaalkeedan oo dhan galin doonto dalka somaliya oo ay ilaa hada wax waayo badan uu qabsoomen oo ay sheegtay inay hada aad u update garaynayso xaga siyaasada arimaha dibada gaar haan xaga safaradaha somaliya iyo dhmaan arimaha dibada gaar haana waxay mahad balaadhan uu soo jeedisay ,marwo aamina xirsi mooge oo casho sharftan nagu maamustay waftiga uu hogaminayo madaxweynuhu xaga kalan ka codsatay iayado qoslaysa marwo aamina inay Muqdisho uga dhsito huteelo waaweyn oo ay wafuuda caalamiga ah ku soo dhaweyso waxanay uu mahad naqday dhaman jaliyada dowlada somaiya ee halkan ku sugan ayey hadalkeeda ku soo afmeertay.
Waxa isna hadalka la wareegay wasiirka arimaha gudaha oo yidhi ugu horeyn waxaan uu mahad naqaaya dhaman ka soo qayb galaysha iyo marwada casuumada noo samaysay iyo dhamaan jaliyada somaliyeed ee quruxda badan ee halkan iga muuqata ,waxaanu wasiirku ka muujiyey in dowlada somaliya ay uu bahan tahay saraakiil ay qadan doona waliba waxa uu hadalkiisa raaciyey waxan uu bahanahay intiina na soo hor fadhida ee qurxuda badan inaad ku xidhan taan safarada somaliya ku leedahay dalka ugandha iyado aanu qadan doono sarakiil da yar sidiina si aad uu noqotan sarakiisha bari hogaamin doonta dalka somaliya waxaan madashi la isla oogsaday sacab iyo qosol iyado aad loo soo dhaweyey arinka uu ka dhawaajiyey wasiirka arimaha gudah ee somaliya .
Inta ka dib waxa hadalka la wareegay madaxweynaha somaliya oo halka soo jeediyey qudbad dhinacyo badan waxaana hadaladiisa ka mid ahaa waxaa marka hore uu mahad naqaaya dhmaan ka soo qayb galayasha madasha fadhiya ee aad ka uu qurux badan kuna labisan suudhka iyo bilicda dharka noocyadeeda kala duwan xafladahii aan ka soo qayb galayna midani waa iga duwan tahay kan bilic roon tahay waana mid ku xardhanaan doonta quluub tayda waxaan mar labaad iyo kobad uu mahad naqaya marwo aamina xirsi mooge sida runta ah muwaadinad somaliyeed lakiin wxaan arkay sidaan filayey si ka wayn Somali intan ganacsiga iyo maliyada inta leeg ku leh dalka ugandha waxaan leyahy ilahay ha ku barakeeyo amiin.
Dhanka kale waxa hadaladiisa ka mid ahaa waxaan idin sheegay inaan ahayn dowlad ku meel gadh ah lakiin aanu hada wxaanu wadn ay tahay arimihii dowlada ku meel gadhka ah hadalkiisa isago sii wata waxa uu inta raaciyey aduunku waxa uu inoo yaqaana dalka ugu musuq maasuqa badan ugu nabada xun ugu silica badan xeryaha ugu way nee qoxootiga hadabo insh alaah waxanu rabna inana intaas oo dhan aanu koru u qaadno malha dalka somaliya dhaqaale ku filan waxa kaliya ee noo dhaqaala waxa weeye dakada Muqdisho oo kaliya,aduunku waxay na leeyihiin waxaanu doonayna inaanu idin maal gashano meeday nabadi waayo waa run oo waa kalmad gar ah marka nabada hada dalka somaliya meel fiican bay maraysa .
Dhanka kale waxa uu madaxweynuhu uu soo jeediyey dhaliyadaii jmacadaha iyo jaliyadaha in ay dowlada somaliya hada wado siiba dalka ugandha inay qoranayaan sarakiil mudo sanad ah loogu tababaraayo inta ka dibna uu hogaamin doono cidamada xooga dalka somaliya waxaanu aad uga codsaday inay sida ugu dhaqsaha badan ula xidhiidhan safarada somaliya ay ku leedahay dalka ugandha si loo diwaan gashado waxan laydinka bahan yahay maha qabiil gooniya cidada doonto ahow ama gobolka aad doonto ka kaalay wan idin bahnahay idinan heelanahy kaliya waxa laydinka baahan yahay inaad tahay digri iyo inaad tahay Somali.
Dhanka kale waxa madaxweynaha hadalkisa ka mid ahaa waxaan dinka codsanay maanta somaliya shaqaalaha kala duwan ee jooga ama iman doona inanay ahayn mdi loo wada kafayn karo wax walba xaga musharka lakiin waxan ku dadaalaya inan ka dhigo mid sida aduunka kamid ah waxaan uu bahnahay Dhanka somalida meel walo ay joogto inay dalooda garab istaagan dhankasta wxaan uu baahnay kharshka jeebadiihina ku jira isago uu qudbaynaya jaliyada somalida ee ku dhaqan dalka ugandha gaar ahaan casimadiisa kampala .
Waxaanu hadalkiisa ku soo afmeeray guul ayaan inoo rajaynaya
Dhanka kale madaxweynaha iyo waftigiisa uu hogaaminayey oo ka muquurtay suaal uu cod baahiya ka weydisay wariye khaddar bitijoor oo ka socday shabakada calamiga ah somalidiasporanews midaas oo ka danbaysay marki I ay ilaalada gaarka ahi ka ilaaliyeen inay warbaahinti halka ku sugnayd madaxweynaha waftigiisa damceen inay suaalo .
Hadabo waxaanu idinka balan qadayna xafladan casho sharafta ah oo kulmisay dhamaan somaliweyn iyo sawirada dheeradka ah goor dhow filo!!!!!!!!!!!!!
Wariye khadarbitijoor
+256791661106
OFFICE UGANDHA /KAMPALA