Abwaan Cabdilaahi Good oo ka waramaya aqoonta uu u lahaa Marxuum Gaariye(DHEGEYSO)
Ottawa Oct 16,2012(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Good Muuse oo aqoon durugsan u lahaa shaqsiyadii iyo Suugaantii Allaha u NaxariisteeMarxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa Iddaacada CKCUFM ee Ottawa uga waramay doorka uu marxuumku ku lahaa tariikhda sugaaneed ee Af Soomaaliga.
Abwaan Cabdilaahi oo u waramay wariye Maxamed Xaaji Axmed Maxamuud oo ka tirsan laanta Afka Soomaaliga ee Iddaacada CKCUFM ee Ottawa ayaa waxa uu iftiiminayaa sida ay ku kulmeen abwaanka iyo doorka uu ku lahaa in uu bahda halabuurka ku biiro,Dhegeysi haboon.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/gaariye.mp3″]