|

Guddomiyaha machadka cilmi baadhista dimmuquradiyada iyo horumarka Somaliland Oo Tacsi U Diraya), Dhamaan Reer Keyse Axmed Muxumed Geerida ku timid Alleh Ha u naxariistee Aabahood Marxuum Keyse Axmed Muxumed (Tube)

Aniga  ku hadlaya magacayga iyo ka machadka waxaan halkan tacsi  uga diraya Mohamed keyse ahmed iyo khadar keyse ahmed iyo abdilaahi keyse ahmed dhamaam reer keyse ahmed muxumed iyo ehelki iyo qaraabadii iyo asxaabtii marxuumka uu ka baxay  waxaan Leenahay Ilaahay Marxuum Marxuum Keyse Axmed Muxumed (Tube)
 ha U Naxariisto janadii Fardawsan Ilaahay Ha geeyo Aamiin Dhamaanteena Ilaahay Samir Iyo Iimaan haynaga siiyo qoyskiiyo qaraabadi uu ka baxayan samir iyo imaan alleh ha ka siiyo  Aamiin Aamiin amiin,

Waxaana tacsidan dirayaa Gud:  khadar bitijoor

Comments are closed