|

Xulka Malawi oo Xiiseynaya u soo bixidda Cup Of Nation.

Malawi-Sep-17-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku naawileynaa Malawi oo xiiseyneysa markii sadexaad iney u soo baxdo Cup Of Nation 2013.

Haddaba wadanka malawi oo dagaal sakeeye hadheeyey ayaa haddana dagaalkaas uuna waxaba ks badalin ciyaar wanaagga xulka qaranka kubadda cagta ee Malawi.

ciyaar xiisa leh oo ka tirsaneyd isreeb-reebka Cup Of Nation oo ka dici lahayd Kamuzu Stadium dhex mari lahaydna Malawi iyo Ghana ayaa dawladda Malawi albaabada u xidhey amaanka awgii,waxaaana lagu ciyaari doonaa Civo Stadium ee caasimadda Lilongwe Oct-12012.

Saaxiibayaal Nalawi oo lagu ciyaari doono gurigeeda ayaa u iney 2-0 uga badiso Ghana si ay ugu soo baxado koobka kubadda cagta ee qaaradda Afrika (Cup Of Nation).

W/qorey Jaahuur

qurbejoognews.com

mjaahuur@hotmail.com

Comments are closed