|

Barnaamijkii Suugaanta iyo Xigmada Hal Xidhaalaha

Berlin Aug 17,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada barnaamijkii Suugaanta oo aanu aalaaba idiinku soo gudbino qoraalo xiise leh oo sawir ka bixinaya suugaanta qaniga ah ee Soomaalida.

Maanta waxanu idiin soo guddbin doonaaqoraal ku saabsanHal Xiraalaha Soomaalida kuwooda ugu xiisaha badan ee ka bogta.

HADH XIDHAALE

Waxaaad sheegtaan LODU(SAC)

1: sadeexda ay libaaxa uga eegtahay?

2: sadeeda ay geela ka ma taasho?
3: sadeexda ay adhiga ka ma taasho ?
4: iyo halka ay dumarka kaa mataasho?

( LODA)

JAWAAAAB:

1: sadeexda ay Libaaxa ka mataasho:

(a) ciida
( b ) dubka
( c ) fadhiga

2: sadeexda ay geela ka maataasho

(a) kuruska
(b) 4 taa naas
(c) saanta

3: sadeexda ay adhiga ka mataasho:

(a) geesa
(b) raafafka ( caga hoose ee kala jeexaan)
(c) subaga

4: mida ay dumarkaa ka matasho
(1) waxay illma ku qaadaa calooshaa 9 biloood
dumarkunaa waa siidaas oo kale

2: waxaad garataaan sadeex waa mugdi  sadeexbaa uu ifttn ah sadeexbaa kaa macaaan
qudcurku waa mugdi
dayax baa uu iftiin ah
cadceedba kaa macaaan,,,

colaadu waa mugdii
……gogoolba uu iftiin
nabadbaa kaa macaaan

jahali waa mugdi
tacaliin baa uu iftin ah
cilmi baa kaa macaaan

waxaa soo wada dayaariyeey; jamac maxmaed xandule iyo  muna maxamed daahir

Comments are closed