Barnaamijkii Tijaabi Aqoontaada Diimeed iyo maanta
Berlin August 06,2012(SDN)-Akhristeyaal waa mar kale iyo barnaamijkii Tijaabi aqoontada Diimeed adoo ka jawaabaya suaalaha.
Sheeg adeegihii Kacbada furaheeda heen-jiray?
2;sheeg saaxaabigii kula taliyey Rasuulka NNKH)in laqodo godkii khandaq?
3:sheeg saxaabigii hogaaminaayey dagaalkii Qaadisiya?
4; sheeg inta duulamaad uu aaday nebigay?
5. sheeg asxaabiga kaliya ey magaciisa quraanka lagu sheegay?
6-Su’aal Sheeg sanadkii uu geeriyooday Rasuulkayna (NNKH)?
7-Su’aal Sheeg Nebi Muuse iyo Haaruun keebaa weynaa?
8-Su’aal Sheeg Rasuulka (NNKH) markii uu geeriyoonaayay carurtiisa imisa ayaa ka nooleyd?
JAWAABAHA
J1-Jawab: Waa Cusman Bin Dalxa
J2:waa;salmaanul faarisi
J3;waa;sacadbinu abii waqaas.
J4; waa:9-duulaan.
J5. waa zeyd bin xaarith rc
J6: Wuxu geeriyooday (NNKH) sanadkii 11-aad ee Hijriyadda.
J7: Waxaa weynaa Nebi Haaruun Cs.
J8: Waxaa ka nooleyd oo kaliya Fatima Bintu Muxammed Rc
soo diyaariye: jamac maxamed xandule
jamaca143@hotmail.com