|

Ururrada Siyaasadda ee shalay la shaaciyay inay ku hadheen tartankii Ururrada oo goaan adag qaatay(DHEGEYSO)

Hargeysa, 21, April 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Ururradii la shaaciyay inay ayaa si wadajir ah fariin ugu taageerayaashooda, iyagoo ugu baaqay in isugu yimaadaan banaan-bax, waxaanay Xukuumadda ku eedeeyeen inay iyadu yeedhaysay go’aanka Guddidu soo saartay.
 
[mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ururada.mp3]
 

Comments are closed