Muuse Biixi iyo Khudbadii furitaanka Shirweynaha Kulmiye(DHEGEYSO)
Hargeysa April 14,2012(SDN)-Hargeysa, 14, April 2012 (SDN) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ugu horeyn ka hadlay shirkaas ayaa ka warramay heerarkii iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Xisbiga KULMIYE.
Guddoomiyuhu waxa uu mawduucyadaa iyo qaar kale si mug leh ugu faahfaahiyay dhamaan ka soo qeybgaleyaashii shirweynaha Gollaha Dhexe ee xisbiga iyo marti sharaftii kale.
Shirweynahan ayaa mudo la sugayay furitaankiisa bacdaa Kulmiye yahay xisbul xaakimka Somaliland.
[mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/biixi.mp3]