|

Madaxa Hay’ada xuquuqul Insaanka Jabuuti oo xaalad Caafimaad u jooga Paris

Paris Mar 24,2012(SDN)-Madaxa Hay’ada Xuquuqu Insaanka Jabuuti Jean Paul Cabdi ayaa soo gaadhay magaalada Paris ka dib xaalad caafimaad oo Jabuuti wax looga qaban kari waayay.

Ma cada xaalada caafimaad ee masuulkan iyo sida loohayo toona,balse waxa uu Jean Paul bilihii u danbeeyay ku qaata xanuun iyo jiif cusbitaal.

Dawlada Jabuuti khaasatan reysul wasaare Dileyte Maxamed ayaa si niyedsami ku dheehan tahay u soo sagootigag masuulkan Xanuunsanaya.

Mucaaridka iyo muxaafidka Jabuuti ayaa ka siman in Jean Paul Cabdi uu yahay halyey si siman ugu dagaalama xuquuqda aadanaha Jabuuti.

SDN-Paris

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed