Golaha Degaanka ee Hargeysa oo shaaciyay magacyada wadooyinka Degmooyinka caasimada
Hargeysa Mar 09,2012(SDN)-Kal fadhi ay isugu yimaadeen Gollaha degaanka ee caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa la isula qaatay in wadooyinka degmooyinka caasimada loogu magacdaro ashqaasta dalka magaca ku leh.
Shanta degmo ee ay ka kooban tahay Hargeysa ayaa wadooyinkooda magacyada loo bixiyay waxa ay kala yihiin;-
1. Mohamoud Haybe District
# Type of Road Proposal Name by Districts Agreed Names By Councilors
1 Trunk Road Airport Road Airport Road
2 Primary Road Saylada Saylada
3 Primary road Jameedada Jameecada
4 Primary Road Sh. Yusuf Alkowniin Mohamed A Weerar
5 Secondary Road Sheikh Timo Wayne Sheikh Timowayne
6 Secondary R A/Lahi Haji Elmi A/Lahi Haji Elmi
7 = Xaaji Khalif Xaji Khalif
8 = Sheikh Haaruun Sheikh Harun
9 = Gaadh Haye Gaadh Haye
10 = MM Oday MM Oday
11 = Laanta Hawada Daud Ahmed Ali
12 = Dabada Cadaada Dabda Cadaada
13 = Muj Xaaxi Mujahid Xaaxi
13 = Qalinle Qalinle
2. 26 June District
# Type of Road Proposal Name by Districts Agreed Names by Councilors
1 Trunk Road Ramadaan Cabdi Kirix
2 Trunk Road 2 Road No 1 Road No 1
3 Primary road Daalo Xero Awr
4 Primary Road Xero Awr Muj Adan Shiine
5 Primary Road Farah Joome Farah Joome
6 = Sh Ali Ibrahin Sh Ali Ibrahin
7 = Road No 2 Xoriyo
8 = Beerta Xoriyada Ismail Cubuli (First Mayor)
9 Secondary Road Biyo Dhacay Suldaan Cabdiraxman
10 = Cinema Road Suldaan Cabdilahi
11 = Kaaraha Xawaadle
12 = Maraaqa Muj Gabax Liban
13 = Daalo Muj Ibraahin Maygaag
14 Primary Road Cabaaye Cabaaye
3. Gacan Libah District
# Type of Road Proposal Name by Districts Agreed Names by Councilors
1 Trunk Road Road No 1 Road No1
2 Secondary Road Maamuus Qaasin
3 = Waran Cade Waran Cade
4 = Wadada Cad Dalaayad
5 = Sheikh Nuur Aw Ciise Kaahin
6 = Xayd Muj Xayd
7 = Cisman Buuri Cisman Buuri
8 Primary Road Abdilahi Abdi Shube Abdilahi Abdi Shube
9 Primary Road Sheikh Madar Sheikh Madar
4. Koodbuur District
# Type of Road Proposal Name by Districts Agreed Names by Councilors
1 Trunk Road Road No 1 Road No1
2 Primary Road Jigjiga yar Sheikh Ibrahin
3 Primary road New Road( Kaalinta warshada Masaabiirta) Duliye Xusein Xasan
4 Secondary Road Ina Bakeeri Ina Bakeeri
5 = British School Barkhad cas
6 = Nagaad Nagaad
7 = Golis Muj Axmed Jimcaale
8 = Boqol jire First Mayor -Adan Xanid
9 Secondary Road Masjid Salaama Muj Axmed Jiiniyos
10 = Xabaalaha Muj Cabdilahi Askar
5. Ahmed Dhagah District
# Type of Road Proposal Name by Districts Agreed Names by Councilors
1 Trunk Road Total Haybe Laambad
2 Primary Road October Sh Xareed
3 Primary road Sinaay Faarah Nur
4 Secondary Road Adana Suldan Mohamed Farah
5 = Nimco Sagal Nimco Sagal Nacnac
6 = New Muj Abdi Ali Mahdi
7 = Isha Borama/Pipsi Muj Hilaac Mohamed A Koshin
8 = Madfaclay Muj Saciid Birjeex.
SDN-Hargeysa