Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kaysar Cabdilaahi oo ka warama muhiimada uu Soomaaliya iyo Somaliland u kala leeyahay Shirka London(DHEGEYSO)
Ottawa Feb 13,2012(qurbejoShirka Britain ay Soomaalida u qabaneyso bishan 23keeda ayaan ilaa haatan waxa ka soo bixi kara aan laga warheyn iyada oo hadal heynta shirkuna sii badanayo.
Hadaba si aanu waxa ka soo bixi kara shirkan ka wareysanay labo Mudaneyaal oo kal ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xoghayihii hore ee warfaafinta UCID Md Kaysar Cabdilahi.
Labaduba waxa ay ka qeybgaleen shir horudhac ahaa oo ay dawlada Britain u qabatay Soomaalida dalkeeda ku nool.
Labadan Mudaneyaal ayaa si qotodheer uga waramaya ujeedada shirka iyo waxa ka soo bixi kara.
HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA MD CABDIRAXMAAN CABDISHAKUR IYO MD KAYSAR CABDILAAHI