|

Xildhibaan Ifraax Cali Kirix: Waxyaabaha ii qorshaysan waxa ka mid ah sidii aan isugu xidhi lahaa Golaha Deegaanka Jonkoping ee aan ka tirsanahay iyo Golaha Deegaanka Hargeysa(DHEGAYSO)

Hargeysa Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Wareysi aanu la yeelanay Ifrax Cali Kirix oo ah mid ka mida xildhibaanada gollaha degaanka ee magaalada Jonkoping ee dalka Sweden ayaa nooga waran sidii xilkaa ugu tartantay iyo waxyaabaha u sahalay guushaasi.

Xildhibaanada oo u warantay wariyahayaga magaalada Hargeysa Saciid Yare ayaa waxa ay si qoto dheer uga warantay qodobo ay ka mid ahaayeen Haweenka iyo siyaasada hawlaha ay Jonkoping ka qabato iyo xiriir ay dooneyso in ay wadaagaan magaalooyinka Jonkoping iyo Hargeysa.

HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA IFRAAX CALI KIRIX
Qurbejoog-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed