|

KU DHAQANKA SHAREECADA ISLAAMKA

Allaah ayaa mahad leh 


mulinimadu runti wa shay aad u qaali ah marka ugu horaysa hadii aynu is waydiino suaashan waa maxay muslim ?
muslim waxa weeye qof is dhiibay o isku dhiibay illaahi abuurtay gartay ujeedada lo abuuray e aduunka loo keenay gutay waajibaadki aw ku laha illahy ku daray xuquuqda ay ku leeyihiin cid waliba 

hadaba waxaa mahad leh eebaha inaga dhigay dad muslimiin ah oo ku dhashay muslinimo ku dhaqan dal muslim ah 100%

runtii in badan wan ka hadlay waxyaabo badan lakin manta waxan jeclaystay inaan waxooga inta aan awood u leeyahay inan wax ka qoro ku dhaqanka shareecada anigon axkaab badan cilmi aan u lahayn o la iiga aqoon badanyahay lakin inta aan aqaano hagran maayo waxa kale oon jeclahay inaan u faideeyo ama aan xasuusiyo dad badan o ku xidhan shabakadaha somaliyeed ku dhaqanka shareecada islaamka iyo miisaanka ay leedahay aduunyada iyo aakhirob 

marar badan waynu waynu maqalnay shuyuukhda iyo culimada somaliyed o ka hadlaya ku dhaqanka shareecada islaamka kuwaas oo illahay ha ka abaal mariyo ee aan waxba inaga hagran sheegmo lakin ficliyan aan awood u lahayn inay u sameeyan 

waxaa dhacda marka la eego fikirka gaarka u ah shakhsiga inay marar badan so gasho quruxda iyo karaamada ay leedahay ku dhaqanka shareecada islaamka 

illahay subxaana wa tacaala waxa aw inoo so dajiyay kitaab sharaf leh miisan aad u culus leh oo mucjiso ah xigmadiisana aanu bani aadamka o dhami haday isku keenan aanay keeni karin kalmad la mid ah qur’aanka kariimka ah 

kitaabkas qur’aanka ah xikmadu u so dajiyay illahay danteena ayaa ku jirta wanageena aya ku jira badbaadadeena aya ku jirta if iyo aakhiroba waxa aw ugu talo galay illahay inaynu isku xukuno oo aynu ka talo qaadano illahay o aynu ku dhaqano shareecadiisa iyo diintiisa naxariista ah 

kitaabka qur’aanka ah illahay s/w/t waxa aw inoogu so koobay wax kasta oo aynu uga baahano aduunyo waxbaba isma waydiinaysid dhankaad doonto kitabka ayaa ku sheegayaya kitaabku wa indhaha illahay ugu talo galay inaynu wax ku aragno waxa aw inoo fasaxay fasax ayaynu u nahay waxa aw inaga reebayna wa wax inaga xaaran ah 

qof kasta ha yaraado ha waynaado dumar rag xuquuqda ay leehayahay illahay aya siiyay cid ka qaadi karta ma jirto wanaaga aw leeyahay ku dhaqanka kitaabka qur’aanka ah halkan kuma so koobi karo qoraal ahaan iyo hadal ahaanba hadaynu ku dhaqano o siday tahay u racno qur’aanka guul ayaynu ka gaadhayna 

manta wakhti xaadirkan sidee ayaynu ugu dhaqanna kitaabka ?

wa suaal muhiim ah o u baahan jawaab ku salaysan xaqaaiqa ka jira bulsho waynta somaliyeed isku so wada duub o waxaynu ka isticmaala o kaliya dhaxalka oo aynu ku qaybsano iyo meherka oo aynu isku mehersano iyo nabarada o aynu ku xaqno bas wax kale anigu garan mayo oo aynu kaga amar qaadano illahay 

waxa ka iman kara halkaas cuqubo aad u wayn iyo inkaaro illahay inago og waliba waxa aynu ku badalanay kitaabkeena qur’aanka ah inuu yahay wax aan qiimo lahayn o aan bulsho iska dayo laba qof kala saari karin wa dastuurka iyo waxan la halmaala ee 

diinti islaamka waxa lo galiyay calamka brobagaando ay ka danbeeyan gaalo ka kufriyay illahii sameeyay ee nimcada ay haystan siiyay taas o ah in lagaba baqdo ku dhaqanka shareecada islaamka dawladi isku xukuntana cagtaba la mariyo o la yidhahdo wa argagixiso argagixiso waxa ah kuwa dadka laynaya aan waxba galabsan waxa argagixiso ah kuwa gaalada ah e beenalayaasha ah 

waxa haboon inaynu qaadano shareecada islaamka guul iyo liiban waarta o if iyo aakhrobo ina anfacda ayaynu ka gaadhi doona 

ALAAH     AYA MAHAD LEH 

yaxye abdullahi askar 
saudi arebia 
yaxyem@hotmail.com 

Comments are closed