Madaxda Soomaalida oo ku qulqulaya Garoowe
Garoowe Dec 21,2011(qurbejoog.com)-Iyada oo shirkii wada tashiga ee Soomaalida lagu wado in uu ka furmo magaalada Garoowe ayaa waxa ininka biloowday in madaxda Soomaalidu ay halkaa gaadho maanta.
Waxa halkaa hore u joogay madaxweynaha DFKMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif,waxa isna maanta halkaa gaadhay madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Md Caalin.
Waxa isna maanta u duulay dhanka Garoowe ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga.
Shirka oo ay aheyd maalmo ka hor uu furmo ayaa lagu wadaa in uu berto furmo.
Qurbejoog-Garoowe