|

Xildhibaan Qabile:Somaliland waa in ay dib u eegid ku sameysaa xiriirka Jabuuti,mucaaridka Jabuutina waan soo dhaweyneynaa(DHEGEYSO)

Hargeysa Dec 20,2011(qurbejoog.com)-Mudane ka tirsan Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta wareysi uu siiyay bartan Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay jawaab uu dhawaan ka bixiyay wareysigii madaxweynaha Jabuuti uga hadlay qadiyada Somaliland.

Md Maxamed Faarax Qabile oo ka tirasan Gollaha Wakiilada Somaliland isla markaan ah xubin ka tirsa guddida Joogtada ah ee golahaas ayaa sheegay in Somaliland ay la gudboon tahay in ay ka fiirsato xidhiidhka Jabuuti khaasatan ka Ismaciil Cumar Geelle.

Sidoo kale Mudanuhu waxa uu sheegay in ay soo dhaweynayaan Axsaabta Mucaaridka Jabuuti ayna ugu baaqayaan in au guddaha dalkooda ka sameeyaan dhaqdhaqaaqa isbedel doonka ah.

HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA XILDHIBAAN QABIILE OO U JAWAABAYA ISMACIIL CUMAR GEELLE

 

Qurbejoog-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed