Mucaaridka Jabuuti oo ka jawaabay wareysigii Madaxweynaha Jabuuti siiyay Jeune Afrique(DHEGEYSO)
Ottawa Dec 01,2011(qurbejoog.com)-Guddoomiyaha Isbeheysiga Isbedel doonka iyo dimuqraadiyada ee dalka Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa jawaab ka bixiyay wareysi uu todobaadkan siiyay Jariirada Jeune Afrique ee ka soo baxda dalka Faransiiska.
Md Xuseen ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti uu ka beensheegay wacdiga mucaaridka Jabuuti oo ay mideysan yihiin.
Md Xuseen waxa uu sheegay in aanu madaxweynaha Jabuuti marnaba aanu xilka ka degi doonin.
Sidoo kale waxa uu sheegay Guddomiyuhu in madaxweyne Geelle in uu dilaaalo siyaasadaha Soomaalida,oo aanu weligii aqoonsan doonin Somaliland.
HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA GUDDOMIYAHA ISBAHEYSIGA ISBEDELKA IYO DIMUQRAADIYADA JABUUTI MD XUSEEN CABDIRAXMAAN JAAMAC CADHOOLE
Qurbejoog-Ottawa