RW Ku Xigeenka Soomaaliya iyo Golaha Wasiirada oo la shaaciyay
Muqdisho. 2 August, 2022. (QJ)- Golaha Wasiirada ee dalka Soomaaliya oo uu ka mid yahay wasiirka labaad ee xukuumadda ahna Raysal Wasaare ku xigeenka ayaa la shaaciyay goor dhawayd.
Golaha Wasiirada ayaa sidan ahaa:
Saalax Axmed Jaamac Ra’iisul wasaare Kuxigeenka Soomaaliya
Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya
Xasan Macalin Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuirka Soomaaliya
Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha Guddaha Soomaaliya.
Dr.Cilmi Maxamuud Nuur Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.
C/naasir Jaamac Wasiirka Gaashnaadhiga Soomaaliya
Abshir Huruuse Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya
Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare Soomaaliya
Maxamuud C/raxmaan Beena Beene Wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga Soomaaliya
Jaamac ilka Jiir Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiid Soomaaliya
Fardowsa Cismaan Dhoore Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka Soomaaliya
Jaamac Xasan Khaliif Wasiirka Boosatada iyo Isgaatsiinta Soomaaliya
Xasan Xuseen Eelaay Wasiirka Xananaada Xoolaha Soomaaliya
Jibriil Cabdirashiid Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya
Ismaaciil Sheekh Bashiir Wasiirka Howlaha guud iyo gureyenta Soomaaliya
Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka Soomaaliya
Dr Crisaaq Cumar Maxamed Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya
Maxamed Doodishe Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya
Axmed Madoobe Nuunoow Wasiirka beeraha iyo waraabka Soomaaliya
Cali Xaaji Aadan Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya
Axmed Xasan aadan Wasiirka Kalluumeysiga kheyeaadka Badda Soomaaliya
Daauud Aelweys Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya
Biixi Iimaan Cige Wasiirka Shaqada iyo shaqaallaha Soomaaliya
Jaamac Taqal Wasiirka Korontada iyo Biyaha Soomaaliya
Maxamed Barre Maxamuud Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraaha Soomaaliya
Khadiija Al Makhzuumi Wasiirka Bay’adda iyo isbdelka Cimiladda Soomaaliya.