|

Ra’iisal Wasaarihii Itoobiya Oo Faah-faahin Dheer Ka Bixiyay Sababaha Ku Kelifay Is Casilaadii uu Maanta Ku dhawaaqay DAAWO

Addis Ababa 15. February 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisal Wasaarihii Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo goordhayd is casiley ayaa hada Faah-faahin ka bixiyay sababaha uu iskaga casiley Xilkii.

Ra’isul wasaarahe Desalegn oo xilkaasi hayey tan iyo September 21, 2012, bil kadib geeridii Meles Zenawi  ayaan la ogeyn sababta uu isku-casilay. Hase-yeeshee, waxa dalkaa ka socday dhawrkii sannadood ee u dambeeyey Qulqulatooyin Siyaasadeed iyo Kacdoon Dadweyne oo ka dhacayey gobollada Oromada iyo Axmaarada oo ah labada Qoomiyadood ee Tiro ahaan kaalmaha koowaad iyo labaad ku kala jira ee dalka Itoobiya.

Comments are closed