Qaybaha Maamulka Iyo Lacagaha ee Wasaaradaha Somaliland oo Aqoon Isweydaarsi u Furmay DAAWO
Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Maaliyadda Ayaa Magaalada Hargeysa Tababar Uga Furay Waaxyaha Maamulka Iyo Lacagta Ee Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dalka.