|

Maamul Goboleedka Somaaliyeed ee Punt land oo Shaaciyey Dagaal ka dhan ah Somaliland & Weedho Colaadeed oo ay u Direen Xukuumadda Somaliland DAAWO

Garowe 14. January 2018 (SDN/QJ):-Todobaadkii tegay ayay ahayd Markii Ciidamadda Qaranka Somaliland ay Qabsadeen Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool,Degmadan ayaa markii hore fadhiisin u ahayd Ciidamo ka tirsan kuwa Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Punt land.

Hadaba Mas’uuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka Punt land ayaa Maanta ku baaqay dagaal ka dhan ah Somaliland waxay sheegeen in aanay sinaba ku aqbali doonin in dhulkooda ay Somaliland haysato.

Comments are closed