Suldaan Si adag uga jawaabay Weedho xanaf & Xasarad Xambaarsan oo ka soo yeedhay Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Iyo Durbaan Dhiilo sid ah oo uu Tumay DAAWO
Burco 14. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaan Maxamed Muuse Cunaaye oo ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolka togdheer ayaa Jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Suldaanka Guud ee Beesha Subeer awal.