‘Waa Markii u Horaysay ee Wasiir ka Socda Somalia uu Yimaado Carada Somaliland” Xisbiga Waddani DAAWO
Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Jawaab kulul ka bixiyey Sida dabacsan ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi uga Hadashay Socdaal uu Degmadda Badhan ee Gobolka Sanaag uu ku Yimid Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ee Dawladda Federaalka Somalia.