|

Maayarka Berbera Mr Cidin oo Daadifeeyay Digreeto uu Madaxweyne Muuse Biixi ka soo Saaray Dhulka Raadsiga ee Magaalo Xeebeedka Berbera Luuqad adagna Kula Hadlay Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

Berbera 04. January 2018 (SDN/QJ):-Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa Dedefeeyey Digreeto Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada kusoo Caliyey Dhulka Raasiga Berbera, Waxa uu Maayirka Magaaladda Berbera uu si adag ugu Jawaabay Hadal shalay ka Soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dhulka iyo Guryayta oo ku amray Maayirada Magaalooyinka dalku in dhulka ay u hayaan danta guud ay ku soo wareejiyaan Wasaaradda Hawlaha Guud.

Comments are closed