|

“Go,aan Baanu Qaadanay Somaliland Kama Tirsanin Garoowe Ayaanu Kuugu Imaynaa Cabdiwali Gaasoow” Maleeshiyo Ba-Hararsame Ah DAAWO

Laascaanood 23. December 2017(SDN/Q):- Wali waxaa sii xoogaysanaya baaqa iyo qaylo dhaanta colaadeed ee ay iskugu habar wacanayaan labada beeleed ee Walaalaha ah ee Colaadu ku dhex martay Deegaanka Burtinle ee Gobolka Sool waxaa wali socoda weedho dagaalka sii xoojin kara,

Walina ma jiraan wax waan waan ah oo laga galay arrintay oo soo socotay muddo  toban sano ku dhow

Halka dhimashada iyo dhaawaacaba aan la aqoon inta ay yihiin maanta oo kaliya

Comments are closed